Wednesday, January 14, 2026
28.9 C
Mogadishu

RW Xasan Cali Kheyre oo Gaaray Degmada Bardaale ee Gobalka Baay +(SAWIRRO)

Bardaale (Halqaran.com)- Ra’iisul Wasaaraha Xakuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre,iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Gaaray Degmada Bardaale ee Gobalka Baay,iyadoo halkaasi lagu soo dhaweeyay.

Wafdigaan Ra’iisul wasaare Xasan cali kheyre,ayaa waxaa qeyb ka ahaa mas’uuliyiin ka tirsan Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha,waxaana Garoonka diyaaradaha Berdaale kusoo dhaweeyay madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Maxmed Lafta-gareen iyo xubna kale.

Ra’iisul wasaaraha Ayaa lagu waramayaa in uu Degmada Bardaale uu geeyay gurmadka loogu talagay Dadkii uu Saameeyay fatahaadaha,ka dhashay Roobab Xoogan oo halkaa ka Da’ay.

Duhurnimadii Maanta ayaa Degmada Bardaale ee Gobolka Baay waxaa gaaray Wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqrannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...