Sunday, April 19, 2026
28.7 C
Mogadishu

DHAGEYSO WAREYSI: Tiktok oo Walaac weyn laga muujiyay, ‘Balaayiin dhallinyaro ah ayaa isticmaasha‘ +SABAB!

Nairobi (Halqaran.com) – Warbaahinta casriga ee ay bulshadu ku xariirto ayaa saamayn badan ku yeelatay qaabka ay dadku u kala war-qaataan, arrintan ayaa ah mid walaac ku abuurtay waalidiinta iyo sharci-dejiyayaasha caalamka.

Sababta walaacan keentay ayaa ah qaabka fudud ee dhalinyaradu ay ugu xirmeen baraha xariirika bulshada.

Tiktok, ayaa ka mid ah baraha xiriirka bulshada ee sida weyn ay u xiiseeyaan da’yarta caalamka, waxaana wararku ay sheegayaan in barta TIKTOK oo laga leeyahay dalka Shiinaha ay soo dejisteen Balaayiin dhalinyaro ah… Sharcidejiyaayasha Maraykanka ayaa walaac badan ka muujiyay saamaynta ay ku yeelan karto nabadgaliyada iyo dimuqraadiyadda shacabka Maraykanka.

Wariyaha laanta Af Soomaaliga ee VOA-da Caasho Ibrahim ayaa Tiktok iyo halisaha muuqda iyo kuwa qarsoon ee ku xeeran waxay ka wareysatay Eng. Safiyo Axmed oo ku taqasustay cilimiga Teknolojiyadda Casriga ah.

Halka hoose ka dhageyso Wareysiga:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...