Saturday, June 20, 2026
26.5 C
Mogadishu

DAAWO MUUQAAL XASAASI: ‘‘Puntland waa in la qabtaa Shirweyne dib u saxid ah, si qaladaadka loo saxo‘‘! waxaa yiri

Garoowe (Halqaran.com) – Siyaasi Aadan Maxamed Cali oo ka mid ah siyaasiyiinta Puntland oo wareysi siiyay idaacadda Daljira ayaa ka dhawaajiyay arrimo xasaasi ah oo ku aadan qaab dhismeedkii ay soo martay maamulka Puntland iyo hadda halka ay mareyso.

Siyaasi Aadan Maxamed Cali ayaa ku baaqay in Puntland loo qabto shirweyne dib u xisid ah, si loo saxo qaladaadii horey u dhacay.

Haddaba hoos ka daaqo Muuqaalka Wareysiga:

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

DAAWO VIDEO: Cabdi-xakiin Dhoobo-Daareed oo markale ku celiyay inuu yahay guddoomiyaha Sharciga ah!

XOG CUSUB: Somaliland oo si cajiib ah uga hadashay xil ka qaadistii gudoomiyihii Baarlamaanka Puntland ‚‘Dhoobo waa nin Somalilander ah‘!

VIDEO: Kheyre oo Booqday Qoysaskii ka Barakacay Fatahaadaha Degmada Bardaale, gargaarna ku baaqay +(SAWIRO)

XASAASI + DAAWO VIDEO: Mid ka mid ah hoggaanka Xisbiyada dalka ka jira oo Karbaashay Xasan Sheekh, Cosoble iyo Madasha Shariif Sh. Axmed !

RW Xasan Cali Kheyre oo Gaaray Degmada Bardaale ee Gobalka Baay +(SAWIRRO)

DHAGEYSO WAREYSI: Tiktok oo Walaac weyn laga muujiyay, ‘Balaayiin dhallinyaro ah ayaa isticmaasha‘ +SABAB!

DEG DEG: Habraaca doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo la shaaciyay + AKHRISO

DAAWO SAWIRRO: Sida guddoomiyihii baarlamaanka Puntland ‘Dhoobo Daareed’ loogu soo dhaweeyay Sanaag

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...