RW Xasan Cali Kheyre oo Gaaray Degmada Bardaale ee Gobalka Baay +(SAWIRRO)

Bardaale (Halqaran.com)- Ra’iisul Wasaaraha Xakuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre,iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Gaaray Degmada Bardaale ee Gobalka Baay,iyadoo halkaasi lagu soo dhaweeyay. Wafdigaan Ra’iisul wasaare Xasan cali kheyre,ayaa waxaa qeyb ka ahaa mas’uuliyiin ka tirsan Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha,waxaana Garoonka diyaaradaha Berdaale kusoo dhaweeyay madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Maxmed Lafta-gareen iyo … Continue reading RW Xasan Cali Kheyre oo Gaaray Degmada Bardaale ee Gobalka Baay +(SAWIRRO)