DHAGEYSO WAREYSI: Tiktok oo Walaac weyn laga muujiyay, ‘Balaayiin dhallinyaro ah ayaa isticmaasha‘ +SABAB!

Nairobi (Halqaran.com) – Warbaahinta casriga ee ay bulshadu ku xariirto ayaa saamayn badan ku yeelatay qaabka ay dadku u kala war-qaataan, arrintan ayaa ah mid walaac ku abuurtay waalidiinta iyo sharci-dejiyayaasha caalamka. Sababta walaacan keentay ayaa ah qaabka fudud ee dhalinyaradu ay ugu xirmeen baraha xariirika bulshada. Tiktok, ayaa ka mid ah baraha xiriirka bulshada … Continue reading DHAGEYSO WAREYSI: Tiktok oo Walaac weyn laga muujiyay, ‘Balaayiin dhallinyaro ah ayaa isticmaasha‘ +SABAB!