DEG DEG: Habraaca doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo la shaaciyay + AKHRISO

Garoowe (Halqaran.com) – Guddiga doorashadda baarlamanka dowlad goboleedka Puntland oo Sabtidii maanta kulan ku yeeshay magaalada Garoowe ayaa shaaciyey xiliga la qabanaayo doorashada Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Puntland. Sida ku cad habraaca guddiga, musharrax kasta waxaa laga doonaya in uu soo gudbiyo qoraal codsiya iyo laba sawir oo uu ku soo lifaaqay nuqul kamid ah taariikh nololeedkiisa, … Continue reading DEG DEG: Habraaca doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo la shaaciyay + AKHRISO