DAAWO SAWIRRO: Sida guddoomiyihii baarlamaanka Puntland ‘Dhoobo Daareed’ loogu soo dhaweeyay Sanaag

Garoowe (Halqaran.com) – Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed), gudoomiyihii Baarlamaanka Puntland, ayaa gelinkii dambe ee Jimcihii gaaray Degmada Xiingalool ee Gobolka Sanaag, ka dib markii uu ka baxay Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal. Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa qaarkood waxay Khamiistii xil ka qaadis ku sameeyeen Gudoomiyihii Baarlamaanka Puntland, ka dib is rasaasayn habeenkii Arbacada ka … Continue reading DAAWO SAWIRRO: Sida guddoomiyihii baarlamaanka Puntland ‘Dhoobo Daareed’ loogu soo dhaweeyay Sanaag