DAAWO VIDEO: Cabdi-xakiin Dhoobo-Daareed oo markale ku celiyay inuu yahay guddoomiyaha Sharciga ah!

Xingalool (Halqaran.com) – Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland Mudane Cabdi-xakiin Maxamed Axmed Dhoobo-Dareed oo dhawaan ay xilka ka qaadeen baarlamaanka Puntland ayaa Sabtidii galabta Shir jaraa’id ku qabtay degmada Xingalool, wuxuuna ugu hadlay arrimo badan oo ay ku jirto xil ka qaadistii lagu sameeyay. Dhoobo-Daareed wuxuu shirkiisa jaraa’iga si qoto dheer uga hadlay qaabka xilka looga qaaday … Continue reading DAAWO VIDEO: Cabdi-xakiin Dhoobo-Daareed oo markale ku celiyay inuu yahay guddoomiyaha Sharciga ah!