XASAASI + DAAWO VIDEO: Mid ka mid ah hoggaanka Xisbiyada dalka ka jira oo Karbaashay Xasan Sheekh, Cosoble iyo Madasha Shariif Sh. Axmed !

Muqdisho (Halqaran.com) – Cabdullaahi Sheekh Xasan oo mid ka mid ah hoggaanka Xisbiyada siyaasadeed ee ka jira dalka Soomaaliya ayaa maanta kulan muhiim ah magaalada Muqdisho kula yeeshay qaar ka mid ah xisbiyada, isagoona ka hadlay arrimo kala duwan iyo xaaladda siyaadda uu dalka marayo. Cabdullaahi Sheekh Xasan, ayaa sheegaya in xukuumadda Soomaaliya ku taageerayaan … Continue reading XASAASI + DAAWO VIDEO: Mid ka mid ah hoggaanka Xisbiyada dalka ka jira oo Karbaashay Xasan Sheekh, Cosoble iyo Madasha Shariif Sh. Axmed !