VIDEO: Kheyre oo Booqday Qoysaskii ka Barakacay Fatahaadaha Degmada Bardaale, gargaarna ku baaqay +(SAWIRO)

Bardaale (Halqaran.com)- Ra’iisul Wasaraha Xakuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan cali kheyre oo maanta gaaray Degmada Bardaale ee Gobalka Baay oo ay Fatahaaduhu saameeyeen asaga oo u kuurgalayay Xaalada dhabta ah ay ka jirta Deegaankaasi. Rw Xasan Cali kheyre oo tagay goobaha ay ku sugan’yihiin qooysaskii ka barakacay gudaha Degmada Bardaale,oo uu saameeyay fatahaadaha, Dadkii uu … Continue reading VIDEO: Kheyre oo Booqday Qoysaskii ka Barakacay Fatahaadaha Degmada Bardaale, gargaarna ku baaqay +(SAWIRO)