XOG CUSUB: Somaliland oo si cajiib ah uga hadashay xil ka qaadistii gudoomiyihii Baarlamaanka Puntland ‚‘Dhoobo waa nin Somalilander ah‘!

Hargeysa (Halqaran.com) – Xukuumada Somaliland ayaa Sharci Darro Ku Tilmamaay Xilka Qaadistii Lagu Sameeyay Guddoomiyihii Barlamaanka Puntland Dhoobo-Daareed. Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland, Salebaan Cali Koore oo maanta warbaahinta dalka ay wax ka waydiisay sida ay ka Somaliland ahaan u arkaan, xilka qaadistii gudoomiyaha barlamaanka maamulka Puntland ayaa sheegay in ay ka xun yihiin waxa ku … Continue reading XOG CUSUB: Somaliland oo si cajiib ah uga hadashay xil ka qaadistii gudoomiyihii Baarlamaanka Puntland ‚‘Dhoobo waa nin Somalilander ah‘!