Monday, July 27, 2026
26.5 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO WAREYSI: Tiktok oo Walaac weyn laga muujiyay, ‘Balaayiin dhallinyaro ah...

Nairobi (Halqaran.com) - Warbaahinta casriga ee ay bulshadu ku xariirto ayaa saamayn badan ku yeelatay qaabka ay dadku u kala war-qaataan, arrintan ayaa ah...
Editor

DEG DEG: Habraaca doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo la shaaciyay +...

Garoowe (Halqaran.com) - Guddiga doorashadda baarlamanka dowlad goboleedka Puntland oo Sabtidii maanta kulan ku yeeshay magaalada Garoowe ayaa shaaciyey xiliga la qabanaayo doorashada Gudoomiyaha baarlamaanka...
Ahmed Mohamed

Ciidamada DF Somaliya oo ku guuleystay inay gacanta ku soo dhigaan...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigeen askari ka tirsan Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir oo xalay dil toogasho ah ka gaystay...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Koonfur Galbeed ‘Laftagareen’ oo gaaray degmada Bardaale G/Baay

Bardaale (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Laftagareen iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray Degmada Bardaale ee Gobolka Baay. Wafdiga Madaxweynaha Koonfur...
Editor

DAAWO SAWIRRO: Sida guddoomiyihii baarlamaanka Puntland ‘Dhoobo Daareed’ loogu soo dhaweeyay...

Garoowe (Halqaran.com) - Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed), gudoomiyihii Baarlamaanka Puntland, ayaa gelinkii dambe ee Jimcihii gaaray Degmada Xiingalool ee Gobolka Sanaag, ka dib...
Weriye Ahmed Abdi

Madaxweynihii hore ee dalka Brazil ‘Luiz Inacio’ oo xabsiga laga sii...

Bazil (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee dalka Brazil Luiz Inacio Lula da Silva ayaa xabsiga kasoo baxay jimcihii, sida ay qortay wakaaladda wararka ee...