Saturday, January 17, 2026
27.9 C
Mogadishu

DHAGEYSO WAREYSI: Madasha Xisbiyada Qaran oo $200,000 ugu deeqay gar-gaarka fatahaadaha

Fatahaadda Wabiga Shabeelle ee Baledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) – Madasha Xisbiyada Qaran ee mucaaradka Soomaaliya ayaa maanta sheegtay inay ku deeqeen lacago ay ku gargaarayana dadka ay saameeyene abaaraha.

Hadalka ay warbaahinta siiyeen ayaa Madasha Xisbiyada Qaran waxay ku sheegeen inay ku deeqeen lacag dhan $200,000 doollar oo loo gacangeliyey guddiyada gargaarka dadka ay fatahaaduhu ku saameeyeen gobollada dalka.

Geesta kale, wafdi ka socday mucaaradka oo tegi lahaa magaalooyinka Baledweyne iyo Bardaale ayaa la sheegay inay maanta baaqdeen kadib markii roobab hor leh ay ka da’een goobahaasi taasi oo suurto geli weyday in diyaaraduhu degaan, sida sarkaal ka tirsan mucaaradka uu u sheegay warbaahinta.

Laanta Af Soomaaliga ee VOA-da ayaa wareysi la yeelatay, Senator Ilyaas Xasan Cali oo ka tirsan madasha xisbiyada qaran.

Haddaba halka hoose ka dhageyso Wareysiga oo dhan:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...