Saturday, April 18, 2026
27.9 C
Mogadishu

DAAWO MUUQAALKA: Puntland oo gurmadkii ugu horreeyay u dirtay Walaalahood reer Baledweyne

Madaxweyne Ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash

Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweyne Ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka qayb galay sagootinta wejiga 1-aad ee Gurmadka Puntland ee walaalaha Baledweyne.

Sagootinta Gurmadka reer Putland ee walaalaha Baladweyne ayaa waxaa Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ku wehelinaayey Masuuliyiin ka tirsan Golaha Xukuumadda iyo Wakiillada, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada, dhallinyarada qaybta ka ahayd Gurmadkaasi, samafalayaal iyo masuuliyiin kale.

Sidoo kale, Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay dedaalka, dhiiranaanta damqashada iyo gurmadka ay u horseedeen dhallinta reer Puntland ummadda Soomaaliyeed ee ku aadan u gurmashada shacabka reer Baladweyne.

Halka hoose ka daawo Muuqaalka:

https://youtu.be/YyS3KabxjR0

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

DAAWO MUUQAALKA: Puntland oo gurmadkii ugu horreeyay u dirtay Walaalahood reer Baledweyne

SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay kulankii maanta ee madaxweyne Farmaajo iyo madax ka socotay Bangiga Adduunka?

XOG: Madaxweynihii hore ee Galmudug ‘Guuleed‘ oo War culus ka soo saaray Xaaladda Galmudug

DHAGEYSO: Guddoomiyaha Dhuusamareeb ee Ahlu sunna oo si weyn u taageeray DF Somaliya

UPDATE: Maxkamad hor istaagtay go’aankii Trump ee ku saabsanaa Muhaajiriinta Mareykanka

XOG LA HELAY: Sirdoon soo ogaaday goobta Al-Shabaab ay ku diyaariyaan qaraxyada miinooyinka, waa halkee?

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...