Axmed Cilmi Cismaan Karaash
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ‘Karaash’ oo qaabilay wafdi ka socda hay’ado caalami...
Garoowe (Halqaran.com) - Axmed Cilmi Cismaan Karaash, madaxwyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Global Education Partnership Mr. Morten...
DAAWO SAWIRRO: Ku-simaha Madaxweynaha Puntland oo maanta la kulmay dhaqaatiir ka...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Dhakhaatiir ka socota Ururka Dhallinyarada...
DAAWO SAWIRRO: Ku-simaha madaxweynaha Puntland oo daah-furay madasha habeenka haweenka Puntland
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland Ahna kusimaha Madaxweynaha, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay Madasha Habeenka Haweenka Puntland.
Madashan oo ah mid...
DAAWO MUUQAALKA: Puntland oo gurmadkii ugu horreeyay u dirtay Walaalahood reer...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne Ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka qayb galay sagootinta wejiga 1-aad ee Gurmadka Puntland ee...
AKHRI: Maxaa ka soo baxay Shirkii golaha wasiirrada ee maamulka Puntalnd...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne Ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynaha, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Khamiistii maanta shir guddoomiyey shirka Golaha Wasiirada...
M/weyne Ku xigeenka Puntland oo ka soo hor-jeestay Wada-hadalkii Saciid Deni...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleeldka Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa mar qura ku dhawaaqay in aan wax gorgortan ah Somaliland...









