Thursday, November 13, 2025
28.1 C
Mogadishu

M/weyne Ku xigeenka Puntland oo ka soo hor-jeestay Wada-hadalkii Saciid Deni uu sheegay in Puntland la geyso Somaliland + (Xog-Xasasi ah)

Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleeldka Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa mar qura ku dhawaaqay in aan wax gorgortan ah Somaliland lagala laga geli karin midnimada iyo xuduudaha Puntland ee Sool Sanaag iyo Cayn.

Hadalka Karaash, ayaa wuxuu ku soo aadayaa, xilli Madaxweynaha Puntland Siciid Deni uu hore u sheegay inuu deegaankaas Wadahadal Kala gelayo Somaliland.

Dhowaan Madaxwayne ku xigeenka ayaa ku gacan Sayray gudiga Doorashooyinka Puntland oo uu sheegay inaan Madaxwayne Siciid deni kala tashan.

Haddaba, hoos ka akhriso Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxwayne ku-xigeenka Puntland oo uu ka soo hor jeestay wada hadalkii nabadeed ee Madaxwayne Deni ugu baaqay Somaliland in ay kala galaan dhulka ay Puntland isku hayaan.

Xafiiska Halqaran.com, Garoowe
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...