Thursday, April 30, 2026
32.9 C
Mogadishu

Maamulka Degmada Afgooye oo Xilka laga Qaaday Iyo Maamul Cusub oo Degmada Yeelatay

Baydhabo(Halqarn.com)-Wareegto ka soo baxay xafiiska wasiirka arimaha gudaha ee Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya maxamed abuukar cabdi ayaa waxaa xilka looga qaaday Gadoomiyaha Dagmada afgooye iyo xog hayihiisa.

Ibraahim Cumar Qaasim ayaa loo magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Afgooye, halka xog hayaha degmadana loo magacaabay Maxamed Cali Cadow, waxaana wareegtada lagu faray xubnaha la magacaabay in xilka loo igmaday ay si hufan u gutaan.

Halkaan ka akhriso warqadda:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...