25.2 C
Mogadishu
Wednesday, June 29, 2022

Tag: xil ka qaadis

Madaxweynaha Somaliland oo xil ka qaadis ku sameeyay qaar ka mid ah golihiisa wasiirrada

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa  wareegtooyin Madaxweyne xilka qaadis iyo magacaabid ugu  sameeyey qaar ka mida ah golaha Wasiirada Somaliland,...

UPDATE: Wasiirkii Arrimaha Dibadda Somaliya oo xilkii laga qaaday, laguna baddelay…

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa u magacaabay Maxamed Cabdirasaaq Maxamuud Abuubakar Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda...

Madaxweyne Farmaajo oo xil ka qaadis & magacaabis sameeyay

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Mudane Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir,...

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo xil ka qaadis & magacaabis sameeyay

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-564/102020 iyo JSL/XM/XKQ/222/1-562/102020 uu Xil ka qaadis...

Taliyihii Ciidanka Kumaandooska DANAB oo xilkii laga xayuubiyay, mid cusubna la magacaabay

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyihii guutada 16aad ee kumandooska Danab Gaashaanle Ismaaciil Cabdimalik Maalin, ayaa xilkii laga qaaday kaasi oo la sheegay in muddo bil ka badan...

UPDATE: Xoghayihii KMG ee Xafiiska R/wasaarihii hore oo xilkii laga Xayuubiyay

Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa shaqadda ka ceyriyay Cabdirisaaq Caato oo xilkaasi la wareegay 28- bishii lasoo dhaafay,...

Duqii magaalada Beledweyne oo xilkii laga qaaday, mid cusub-na loo magacaabay

Beledweyne (Halqaran.com) - Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Arrimaja Gudaha ee Maamulka Hirshabelle, ayaa xilkii looga qaaday Duqii Magaalada Beledweyne ee Gobolka...

Madasha Xisbiyada Qaran oo ka hor-yimid xil ka qaadista RW Kheyre +(War-murtiyeed)

Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ka hor yimid guud ahaan qorshaha baarlamaanka Soomaaliya uu maanta xilka kaga qaaday Ra’iisul Wasaarihii dalka, Mudane...

Don't miss

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Kormeeray Xarunta Cusub Ee Xukuumaddiisa ku Shaqeyndoonto

Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre...

Ciidamada laamaha Amniga ee Magaalada Muqdisho oo qabtay, Rasaas iyo Waxyaabaha Maankadooriya

Muqdisho(Halqaran.com) –Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka ayaa howlgallo ballaaran ka...

Wasiir Beyle oo hortegay Xildhibaannada labada Aqal &Su’aalo kulull oo la Weydiiyay Maanta.

Muqdisho(Halqaran.com) –Xildhibaanada Holaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta...

Mareykanka oo baaraya Maydadka ku dhawaad 46 ruux oo Tahriibayaal ah.

San Antonio(Halqaran.com) –Ugu yaraan 46 qof oo la...

MW Saciid Deni oo kulan Gaar ah la yeeshay Saraakiisha Ciidamada Puntland.

Garoowe(Halqaran.com) –Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni,...