xil ka qaadis
UPDATE: Xoghayihii KMG ee Xafiiska R/wasaarihii hore oo xilkii laga Xayuubiyay
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa shaqadda ka ceyriyay Cabdirisaaq Caato oo xilkaasi la wareegay 28- bishii lasoo dhaafay,...
Duqii magaalada Beledweyne oo xilkii laga qaaday, mid cusub-na loo magacaabay
Beledweyne (Halqaran.com) - Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Arrimaja Gudaha ee Maamulka Hirshabelle, ayaa xilkii looga qaaday Duqii Magaalada Beledweyne ee Gobolka...
Madasha Xisbiyada Qaran oo ka hor-yimid xil ka qaadista RW Kheyre...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ka hor yimid guud ahaan qorshaha baarlamaanka Soomaaliya uu maanta xilka kaga qaaday Ra’iisul Wasaarihii dalka, Mudane...
UPDATE: Xasan Cali Kheyre oo si deg-deg ah dib ugu soo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’isul wasaarihii Xukuumadda, Xasan Cali Kheyre oo Sabtidii maanta Baarlamaanka Soomaaliya uu kalsoonida kala laabtay ayaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho,...
Guddoomiyihii degmada Wadajir oo xilka laga qaaday, Walaalkiisana loo magacaabay
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyihii Degmada Wadajir ee Gobolkaan Banaadir C/raxmaan Maxamed Cali, ayaa xil ka qaadis lagu sameeyay, kadib digreeto ka soo baxday Xafiiska...
Madaxweynaha KGS Laftagareen oo wasiirro xil ka qaadis ku sameeyay, kuwo...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xassan Mohamed (Laftagareen) ayaa Xil ka qaadis ku sameyey Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo...









