Saturday, January 17, 2026
27.9 C
Mogadishu

DHAGEYSO: CPJ: Suxufiyiinta Soomaaliya weli Caddaalad ma helin + (Warbixin)

Saxafi lagu dilay Muqdisho oo Janaasad lagu tukanayo /Sawir hore/Keydka

Muqdisho (Halqaran.com) – Soomaaliya ayaa sanadkii shanaad kaalinta koowaad ka gashay liiska wadamada aan la ciqaabin dadka dhibaateeya wariyeyaasha.

Arrintan ayaa lagu sheegay warbixin ay sanadkiiba mar soo saarto Guddiga Difaacayaasha Wariyaasha ee loo soo gaabiyo CPJ fadhigooduna yahay magaalada New York ee dalka Mareykanka.

Weriyaha laanta Af Soomaaliga ee VOA-da Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixin xiiso leh ka diyaariyay.

Haddaha hoos ka dhageyso:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...