Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo la kulmay Wafdi ka socda Qaramada Midoobey
Muqdisho (Halqaran.com)- Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) ayaa maanta waxa uu magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay wafdi ka socda QM.
Wafdigan ayaa waxaa...
XOG XASAASI: Ma dhabbaa in Fahad Yaasiin uu kulan qarsoodi ah...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Cabdifitaax Ismaaciil Daahir oo ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka Soomsaliya ayaa sheegay in Agaasimaha Sirdoonka Soomaaliya kulan qarsoodi ah...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay sharciga maamulka Dakhliga
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga Maamulka Dakhliga oo qeyb ka ah dhammeystirka hannaanka Maamul-wanaagga iyo hufnaanta...
Shirka Isku xirka howlaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dalka oo Muqdisho...
Muqdisho(Halqarn.com)-Wasiirka amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) mudane, Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa magaalada Muqdisho ka furay Shirka isku xirka howlaha Hay’adda Socdaalka iyo...
Khayre OO Lakulmay Guddiga Gurmaddka uu shalay magacaabey
Muqdisho(Halqaran)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa kulan la qaatay guddiga gurmadka fatahaadaha loogu gurmanayo dadka Soomaaliyeed ee dhibaatadu kasoo gaartay fatahaadaha ka dhashay...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Magacaabay Guddi Gurmad Ah (Wareegto)
Muqdisho (Halqaran.com) –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta-gareen ) ayaa magacaabey Gudiga Fatahaadyada Deeganada Koonfur Galbeed.
Guddigan uu magacaabay Madaxweyne...







