Sunday, July 26, 2026
24.7 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Bulle

DEG DEG-Trump oo xaqiijiyay geeriday Al-Bagdaadi iyo arrin yaab leh oo...

Washington (Halqaran.com) –Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa daqiiqado ka hor xaqiijiyey in howlgal qorsheysan oo ka dhacay Dalka Suuriya lagu dilay hoggaamiyihii kooxda la...
Bulle

Sawirro: Dibad-bax ka dhan ah DF Somalia oo maalintii labaad ka...

Muqdisho (Halqaran.com) –Darawallada gaadiidka dadweynaha ayaa saaka markale dhigay dibadbax looga soo horjeedo dowladda Soomaaliya iyo go’aanka ay ku xirtay waddooyinka magaalada Muqdisho. Dibadbaxayaasha oo...
Jama Sh. Yusuf

DAAWO VIDEO: Xildhibaano ka xanaaqay hanjabaadii madaxweyne Deni, ‘‘ Si aan...

Garoowe (Halqaran.com) - Qaar ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Puntland ayaa si adag u dhaliilay Madaxwayne Siciid Deni, oo Ka baxay Golaha Baarlamaanka Markii...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Maxaa jira in Ilhaan Cumar ay taageero u muujisay Kurdiyiinta...

Washington (Halqaran.com) - Xildhibaan Ilhan Cumar oo ka mid ah Xildhibaanada Mareykanka ayaa taageero u muujisay Kooxaha Kurdiyiinta ee Turkigu uu dagaalka kula jiro. “Waa...
Ahmed Mohamed

Mareykanka: Al-Shabaab 20% ayay maamulaan dhulka Soomaaliya

Washington (Halqaran.com) - Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in maleeshiyaadka Al-Shabaab ay 20% ka maamulaan dhulka Soomaaliya. Agaasimaha Xiriirka dadweynaha Taliska Mareykanka ee Afrika Chris Karns,...
Editor

Senator Faroole: ‘‘Culimada Somaliyeed haddii ay sidaayadda rabaan Kitaabka meel ha...

Garoowe (Halqaran.com) - Senator Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta weeraray Culumada Soomaaliyeed, kuwooda siyaasadda...