Sunday, July 26, 2026
24.7 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Bulle

Wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo ka hadashay baaqashada Ciyaartii kama dambaysta...

Mogadisho (Halqaran.com)-Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukumada Faderaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay Baaqashada ciyaartii kama dambeysta aheyd ee Tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka...
Bulle

Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland oo Gaaray Deegaanka Cabdalla Biroole

Mogadisho (Halqaran.com)- Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Jubbaland mudane Maxamud Sayid Aadan ayaa booqasho iyo karmeer ku tagay deegaanka Cabdalla Biroole . Madaxweynaha...
Bulle

AKHRISO-Magacyadda Guddiga Gurmadka Fatahaada ee Kheyre Magacaabay

Mogadisho (Halqaran.com)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha oo ka shaqeynaya dadaallada gurmadka ee wax looga qabanayo...
Bulle

Sawirro – Kheyre oo ay dhinac taagan yihiin 3 madax goboleed...

Mogadisho (Halqaran.com)-Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha oo ka shaqeynaya dadaallada gurmadka ee wax looga qabanayo saameynta...
Bulle

Madaxweyne Deni oo caro uga baxay xarunta Golaha Wakiilada Puntland

Puntland (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Saciid C/llaahi Deni ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 45aad ee Golaha Wakiilada Puntland, waxaana munaasabada...
Bulle

XASAASI: Mooshin xilka looga qaadayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland

Puntland (Halqaran.com)- Wararka naga soo gaarayo Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa sheegaya inuu halkaas ka socdo olole siyaasadeed oo xooggan. Ololahaan oo ay...