Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
XOG XASAASI: Maxaa ka ogtahay in Saadaq John uu hoggaaminayay weerarkii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Iyadoo ay soo baxeen wararka sheegaya in eedeymo ka dhan ah Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir, Saadaq Cumar Xasan (Saadaq John) loo...
DEG DEG: Fatahaad Xoogan Oo Ka Bilowdey Degmada Bardaale Ee Gobolka...
Berdaale (Halqaran.com) - Degmada Berdaale ee gobalka bay ayaa waxaa lagu soo warameyaa In Ceelalkii iyo Warooyinkii Degmada Ay soo Fataheen,
Bulshada Ku nool Degmada...
XOG: 30 sano kaddib Soomaaliya oo 1.7 milyan oo Dollar ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Shirkadaha Shel iyo ExxonMobil oo kuleh Soomaaliya Xirmooyin Shidaal ayaa 30 Sano kadib bilaabay bixinta Ijaarka Xirmooyinkaas ayaga oo bixiyay lacag...
Maxaa baajiyay ciyaartii Caawa Finalka aheyd ee degmooyinka gobolka Banaadir? (Ogow...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maamulka Gobolka Banaadir ayaa war ka soo saaray cayaartii Finalka ee Degmooyinka Gobolka Banaadir oo caawa lagu waday inay ka dhacdo...
Ciidamada Ahlu Sunna oo Caawa la wareegay Xarunta Degmada Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Xoogaga Ahlu Sunna ayaa waxay caawa si buuxdo ula wareegeen gacan ku haynta Xarunta Degmada Dhuusamareeb, xilli lagu waday in Ciidamada...
UPDATE: Xaaladda Dhuusamareeb oo Caawa Kacsan (Maxaa cusub)?
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Warar goor-dhow caawa naga soo gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan dowladda ay...







