Sunday, July 26, 2026
24.8 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Jama Sh. Yusuf

Nuxurka Khudbaddii uu madaxweyne Farmaajo ka jeediyay madasha Iskaashiga Afrika iyo...

Sochi (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka Ruushka iyo Afrika ayaa soo bandhigay fursadaha iskaashi...
Bulle

Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Koonfur Galbeed Somaliya oo Balanqaad Usameysey Dhallinyarada

Baydhabo (Halqaran.com) - Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha DGKGS ayaa Waxaa Ay kormeero Kala duwan Ay ku sameeysay Xaruumo lagu hergelinyey Magaaladda Baydhabo. Xaruumahan oo Ay...
Bulle

Maamulka Degmada Baydhabo Oo Amar Ku Soo Rogey Hay’adaha Ka Shaqeeya...

Baydhabo (Halqaran.com) - Kulankan oo maanta ay maamulka Degmada Baydhabo isugu yeereen hey'adaha ka shaqeeya Degmada Baydhabo ayaa waxaa ujeedkiisu waxaa uu ahaa sidii...
Editor

UPDATE: Xildhibaannada Aqalka Sare oo maanta Ansixiyey Sharci muhiim ah

Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaliya ayaa Maanta ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kalfadhiga 6aad kulankiisa 3aad ayadoo Ajandaha kulanku ayaa...
Weriye Ahmed Abdi

Jubbaland oo faah-faahin ka bixisay howlgal ay ka furisay Jubbalada Hoose...

Kismaayo (Halqaran.com) - Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa faah-faahin waxaa ay ka bixisay Howlgallo ay Ciidamada Jubbaland ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobollada...
Weriye Ahmed Abdi

WAR CUSUB: Ma Dhabbaa in Amarrada Al-Shabaab Muqdisho iyo gobollada dalka...

Muqdisho (Halqaran.com) - La taliyihii hore ee dhanka ammaanka Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay inay dhaqan galeen awaamiir kala duwan oo Al-Shabaab ay...