Sunday, July 26, 2026
24.8 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Muxuu yahay Ujeedka Ahlu Sunna ay isku hortaagtay Shir haweenka Galmudug...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ahlu Sunada Galmudug ayaa waxay is hortaag ku sameysay shir haweenka Galmudug ku lahaayen Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud, si...
Ahmed Mohamed

RW Kheyre oo dalka dib ugu soo noqday, kaddib ka qeybgalkii...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, kadib markii...
Editor

Shirarkii sanadlaha ee Bangiga adduunka iyo dalalka caalamka oo soo gabagaboobay

Washington (Halqaran.com) - Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay iney soo gaba gaboobeen shirarkii sanadlaha ahaa ee uga socday...
Editor

XOG XASAASI: Maxaa ka ogtahay in Wasiir Sabriye Xildhibaano u adeegsanayo...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya  Cabdi Maxamed Sabriye, ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka wada dadaalo uu ku doonayo in uu kula kulmo Madaxda...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Askari ka tirsan ciidanka DF Soomaaliya oo Muqdisho ku dilay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Mid ka mid ah darawalada mooto bajaajta ee ka hawlgala Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu dilay Isgoyska Ex Control Afgooye...
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay Dooni siday hub iyo ciidan oo ku degtay...

Marka (Halqaran.com) – Waxaa faah faahin ka soo baxeysaa dooni siday hub iyo ciidan oo ku degtay Xeebaha Magaalada Marka ee Gobolka Shabellaha Hoose. Doonidan...