Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddoomiyeyaal Gobol + (Akhri Magacyada)
Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 85 oo ku taariikheysan 21-ka Octoobar, 2019 ku magacaabay Guddoomiyeyaasha...
Madaxweyne Farmaajo oo maanta u ambabaxay dalka Ruushka si uu uga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Ruushka oo ay kaga qayb galayaan...
DAAWO VIDEO: JUBBALAND oo si kulul uga hadashay nabaddoonkii lagu Dilay...
Kismaayo (Halqaran.com) - Wasaaradda Amniga Jubbaland ayaa waxay ka hadashay dilkii xalay Nabadoon Siciid Ciise Cabdi (Adoon) loogu gaystay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka...
Ka warran haddii kaartoon madaxa laguu geliyo si aadan u qishin...
India (Halqaran.com) - Mas'uul ka tirsan mas'uuliyinta machad ku yaal dalka India ayaa raalligelin bixiyay ka dib markii si weyn intarneedka lagu shaaciyay sawirrada...
DEG DEG: Nabaddoon caan ah oo Caawa lagu Dilay Kismaayo +...
Kismaayo (Halqaran.com) - Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay mid ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ee ugu...
DAAWO SAWIRRO: Guddoomiyihii Warta-Nabadda oo dhaawicii ka bogsatay oo Muqdisho ku...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Warta Nabadda ee Gobolka Banaadir, Saynab Maxamuud Warsame (Saynab Xaabsey) ayaa maanta dib ugu soo laabatay Magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha ayaa ka...







