Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Sheekh Soomow oo ku baaqay in maxkamad la soo taago Taliyaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Sheekh Cabduqaadir Sheekh Maxamuud Abuukar (Soomow) oo ka mid ah culima’udiinka taageersan Dowladda Somaliya ayaa waxaa uu dowladda ugu baaqay inay...
Wiil 19 jir Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Jarmalka
Plauen (Halqaran.com) - Maydka wiil 19 jir Soomaaliyeed ayaa waxaa laga helay magaaladda Plauen ee gobolka Sachsen ee dalkani Jarmalka, waxaana uu u geeriyooday...
Warbixin Xiiso leh: Macalinkii xishoodka badnaa ee madaxweynaha noqday!
Tunisia (Halqaran.com) - Macalinkii hore ee jaamacadda ayaa u muuqday inay ku adagatahay inuu soo jiidto qalbiyada da,yarta reer Tunisiya ee shaqa doonka ah.
Haseyeeshee...
XOG XASAASI: Puntland oo Amar ku bixisay in la xiro xafiisyo...
Garoowe (Halqaran.com) - Maamulka Puntland ayaa amray in albaabada loo xiro labo xaafiis oo ay labo wasiir oo katirsan Xukuumadda Soomaaliya ka furteen degaanada ay...
Akhri: Madaxweynaha Somaliland oo magacaabis cusub sameeyay
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa guddi u magacaabay muran ka taagan dhul beereed ku yaala degaanka Gargaara.
Wasiirka wasaarada horumarinta biyaha...
DAAWO VIDEO: Maxay khudbadaha Sheekh Cabdi Xayi u soo jiitaan dadka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Khudbadaha Sheekh Cabdi Xayi Sheekh Aadan oo kamid ah cullimada Soomaaliyeed ee Magaalada Muqdisho ayaa muddooyinkii dambe qabsaday baraha bulshada, khudbadahaas...







