Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DHAGEYSO: Maxaa ka soo baxay Kulankii madaxweyne Farmaajo iyo dhiggiisa Vladimir...
Sochi (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan dalka Ruushka kana qeyb-galaya Shirka Iskaashiga Ruushka iyo Afrika ayaa waxaa uu...
DHAGEYSO: Waxa ka soo baxay kulamadii iska soo horjeeday ee ka...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud waxaa xalay ka dhacay kulamo iska soo horjeedo oo ay yeesheen Xubnaha Guddiga doorashada ee Wasaaradda...
Xildhibaan u geeriyooday dhaawac uu u gaystay Gudoomiyaha Warsheekh
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee Xildhibaan ka tirsanaay Golaha deegaanka Degmadaasi Warsheekh, kadib markii dhaawac uu horay...
Abiy Axmed oo magacaabay xoghayaha guud ee IGAD, waa kuma ninkan?
Addis Ababa (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Urur Goboleedka IGAD, ahna Ra’iisul wasaaraha Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa Xoghayaha guud IGAD u magacaabay Wasiirkii hore ee Arrimaha...
R/Wasaare Xasan Cali Kheyre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay iyo Midawga Afrika oo...
UPDATE: TikTok oo dagaal adag kula jirta dacaayadaha Ururka ISIS ku...
Nairobi (Halqaran.com) - TikTok oo kamid ah baraha bulshada laguna soo bandhigo heesaha iyo qoob-kacayaarka,ayaa noqotay mid soo jiidatay malaayiin dad ah oo ku...







