Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO SAWIRRO: Xoogaga Ahlu Sunna oo galabta dhoolatus Militari ka sameeyay...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa caawa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ka socda kulamo kala duwan oo ay hor-boodayaan odayaasha dhaqanka, isla markaana...
XOG XASAASI: Safaaradda Turkiga ee Muqdisho oo laga mamnuucay Wasiirrada iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Ilo lagu kalsoonyahay ayaa inoo xaqiijinaya in safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho laga joojiyay xildhibaano ka tirsan labada gole ee baarlamaanka...
XOG CUSUB: Maxaa ka jira in Jabhadda ONLF ay ka tanaasuleyso...
Ethiopia (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha jabhadda ONLF Admiral Maxamed Cusmaan, ayaa sheegay in magaca Ogaadeen ay ka tanaasulayaan haddii loo arko maslaxada Shacabka Soomaalida, isagoo...
Dad Danyar ah Ku Nool Duleedka Baydhabo Oo Daawo Lacag La’aan...
Baydhabo (Halqaran.com)- Xili Guud ahaan Magaaladda Baydhabo ka Da,ay Roobabka Deyrta Ayaa waxaa saameyn Xoogan Ku Reebey Dadka barakacyaasha ah Ee ku Nool Duleedka...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay Duqeyn culus oo ka dhacday G/Bari
Isku-Shuban (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya deegaanno hoos yimaada degmada Isku-shuban ee gobolka Bari ayaa sheegaya, in diyaarado dagaal ay duqeymo culus ka...
Maxaa ka soo baxay kulankii Xaliimo Xareey iyo Wafdi ka socday...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xaliimo Ismaaciil, guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee doorashooyinka Qaran ayaa kulan mira dhal ah oo ku saabsan doorashada qof iyo codka...







