Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Baaqa Shirka Aqoonsiga & Horumarka Haweenka ee Ka Qaybgalka Siyaasadda La...
Muqdisho(Halqaran.com)- Shirka aqoonsiga & horumarka haweenka ee ka qaybgalka siyaasadda ee la xiriirta dib-u-eegista dastuurka KMG oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee...
DHAGEYSO: Maxaa ka jira in C/raxmaan Odawaa uu ku jeestay Ahlu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Shir jaraa’id uu qabtay maanta oo sabti ah Musharrax Madaxweynaha Galmudug Cabdiraxmaan Xuseen Odawaa ayuu kaga hadlay Jahwareerka Siyaasadeed ee ka...
UPDATE: Abaabul dagaal oo ka socda Dhuusamareeb iyo Wararkii ugu dambeeyay
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Warar goor-dhow naga soo gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in abaabul dagaal oo iska soo horjeeda ay...
Sawirro:-Wasiir Cawad Oo Kulan La Qaatay Safiirka Sacuudiga Ee Soomaaliya
Mogdisho (Halqaran.com)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Muqdisho , Safiirka U...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Ka Hadlay Xaaladaha Ka Jira Hiiraan Iyo...
Mogdisho (Halqaran.com)- Xildhibaanada Golaha Shacab Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kalafadhiga lixaad kulankii afaraad,kaasi oo uu shirguddoominayay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha mudane...
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Soo Xiray Shirka Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha...
Mogdisho (Halqaran.com)-Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta soo xiray shirka agaasimayaasha guud ee wasaarahada heer federaalka iyo heer...







