Saturday, January 17, 2026
27.9 C
Mogadishu

AKHRISO-Magacyadda Guddiga Gurmadka Fatahaada ee Kheyre Magacaabay

Mogadisho (Halqaran.com)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha oo ka shaqeynaya dadaallada gurmadka ee wax looga qabanayo saameynta fatahaaduhu ku yeesheen dadka iyo deegaanka.

Xamza Saciid Xamza Wasiirka Gargaarka dowladda Soomaaliya Gudoomiye

Fowsiyo Abiikar Nuur Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya

Maxamed Abuukar Islow Ducaalle Wasiirka Amniga

Fowsiyo Maxamed Sheekh Wasiirka korontada iyo biyaha

Saciid Xuseen Ciid Wasiirka Beeraha

Cabdullaahi Goodax Barre Wasiirka Waxbarashada

Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya

Maxamed Cabdi xayir Maareye Wasiirka Warfaafinta

Isaaq Maxamed Maxamuud wasiir ku-xigeenka arrimaha gudaha

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...