Monday, May 25, 2026
26.6 C
Mogadishu

Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland oo Gaaray Deegaanka Cabdalla Biroole

Mogadisho (Halqaran.com)- Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Jubbaland mudane Maxamud Sayid Aadan ayaa booqasho iyo karmeer ku tagay deegaanka Cabdalla Biroole .

Madaxweynaha ayaa u kuur galay xaalada dadka degaanka ku dhaqan asagoona soo dhaweyn balaaran kala kulmay bulshada deeganka cabdalla Biroole.

Madaxweynaha waxaa socdaalkiisa ku wehelinayay Taliyaha ciidanka jubbaland janaraal Aadan Maxamud Ibrahim , La taliyaha madaxweynaha dhanka ciidamada sarreeye Gaas yusuf xuseen cusmaan dhuumaal,Taliyihii hore ee ciidanka xoogga dalka qeybta 43aad janaraal ismaciil saxardiid keydsane

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...