Wednesday, January 14, 2026
28.9 C
Mogadishu

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Magacaabay Guddi Gurmad Ah (Wareegto)

Muqdisho (Halqaran.com) –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta-gareen ) ayaa magacaabey Gudiga Fatahaadyada Deeganada Koonfur Galbeed.

Guddigan uu magacaabay Madaxweyne Lafta-gareen ayaa ka kooban 9-xubnood, waxaana 6 kamid ah ay yihiin Wasiiro ka tirsan dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, halka saddex kalena ay yihiin Guddoomiyeyaasha Gobolada Shabeellaha Hoose, Baay iyo Bakool.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shalay magacaabay Guddiga Gurmarka Fatahaadaha Webiyada Shabeelle iyo Jubba.

Sidoo kale Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa isna Guddi u Magacaabay Fatahaadaha Webiga Shabeelle.

Hoos ka Akhriso Magacyada Guddiga uu Magacaabay Madaxweyne Lafta-gareen.Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...