Tuesday, April 21, 2026
29.6 C
Mogadishu

James Swan: ”Xal halaga gaaro khilaafka DF Somaliya iyo maamul goboleedyada”

Danjire James Swan

Garoowe (Halqaran.com) – Ergeyga Gaar ka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Mr James Swan oo Axaddii maanta tagay magaalada Garoowe ayaa waxaa uu Madaxweynaha Puntland kala hadlay sidii xal looga gaari lahaa khilaafka Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada ka jira dalka.

Waxaa uu sheegay in wada-shaqeynta dowladda iyo Dowlad goboleedyada ay horseedi karto in la helo nabad iyo amni waara, taasina looga baahan yahay in la hirgeliyo.

Ugu dambeyn Amb. James Swan ayaa ugu baqay  dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada in ay soo celiyaan wada-shaqeyntii dhexdooda, isla markaana la xalliyo khilaafka dowladda federaalka iyo Jubbaland.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...