Tuesday, July 28, 2026
26.3 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Editor

NISA: Weerarkii Argagixiso ee Ex Control Afgooye waxaa soo qorsheeyay Dal...

Muqdisho (Halqaran.com) - Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa ogaatay in dal shisheeye uu soo maleegay (qorsheeyay) weerarkii ismiidaaminta ee maalintii Sabtida...
Weriye Ahmed Abdi

Maxaabiis Al-Shabaab ah oo maanta ka baxsatay Xabsiga dhexe ee Xamar

Muqdisho (Halqaran.com) – Warar aynu ka helnay Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya, in saddex maxbuus oo ku xirnaa xabsiga dhexe ay baxsadeen. Wararka...
Editor

UPDATE: Duqeymo hor-leh oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay Jubbooyinka...

Bu’aale (Halqaran.com) – Wararka na soo gaaraya ayaa sheegaya, in duqaymo hor leh diyaarado dagaal ay saacadihii la soo dhaafay ka fuliyeen Degmooyinka Bu’aale,...
Weriye Ahmed Abdi

Wasiir Maareeye: ”Dalkan Argagixiso caalamiya iyo kuwo gudaha ah oo dhallinyaradii...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa ku faanay in Ciidamada Dowladda ay ka itaal roonaadeen maleeshiyada Al-Shabaab, ayna baacsanayaan. Wasiirka...
Weriye Ahmed Abdi

RW Khayre oo ballan qaaday in Dowladdu ay si buuxda u...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra'iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo xubna ka tirsan guddiga gurmadka qaran ee dhawaan loo magacaabay isku dubba...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Guddiga gurmadka qaraxii Ex-Control Afgooye oo sheegay in 20 Ruux...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga Gurmadka Qaraxii Isgoyska Excontrol Afgooye, ayaa sheegay in la la,yahay 20 ruux nolol & geeri. Warbixintaan ayaa Guddiga waxa ay ka...