Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararkii ugu dambeeyay Xaaladda dhaawacyadii loo qaaday dalka Turkiga & Gabar...
Ankara (Halqaran.com) - Danjiraha dowladda Federalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga, ayaa faah faahin ka bixiyay sida ay tahay xaaladda dhaawacyadii cuslaay ee loo...
Maxay ka tiri Wasaaradda Kalluumeysiga XF Somaliya hadalkii ka soo yeeray...
Muqdisho (Halqaran.com) - Kadib markii Tallaadadii shalay Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Somaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye uu sheegay in baddeena la sumeeyay, isaga oo sabab...
Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka cusub 2020-ka
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2020-ka, kaddib markii ay ansixiyeen Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.
Madaxwenaha...
DF Somaliya oo sharraxaad ka bixisay hindise sharciyeedka jaan-goynta iyo tayo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Mas'uuliyiinta wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya , xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka, ganacsato iyo aqoonyahano ayaa ka qeyb galay shirkan oo...
UPDATE: Maxaa sabab u ah dib u dhaca ku yimid ku...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Warar goor-dhow soo gaaray warbaahinta Halqaran.com, ayaa sheegaya, in uu dib u dhac ku yimid ku dhawaaqista xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug,...
UPDATE: Maxaa ka soo baxay kulankii maanta Muqdisho ku dhexmaray Safiirka...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa kulan gaar ah Tallaadadii maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Maxamed Axmed Cusmaan Xamaada oo maalmihii...







