Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Muqdisho: Bannaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo Al-Shabaab oo la iclaamiyay
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa maalinta Khamiista lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu qabto bannaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo Ururka Al-Shabaab, kadib qaraxii maalintii...
Madaxweyne CabdiQaasim oo si kulul uga hadlay qaraxii lagu laayay Shacabka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Dr Cabdiqaadim Salaad Xasan, ayaa ka hadlay qaraxii dadka badan lagu xasuuqay ee maalintii Sabtida ka dhacay...
SAWIRRO: Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta Ansixiyay Miisaaniyadda Sanadka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay maanta si wadajira u ansixiyeen Miisaaniyadda 2020, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Maaliyadda.
Golaha...
Wasiir Maareeye oo Kashifay arrin uu la yaabay uu ku soo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa xeebta Muqdisho wuxuu ku soo arkay arrin uu la yaabay, kadib markii saaka isaga...
WARBIXIN: Maxaa laga fahmi karaa sheegashada Al-Shabaab ee Xasuuqii Ex Control...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maalmo ay maleeshiyada Al-Shabaab la aamusnaayeen sheegashada Qaraxii ay ku xasuuqeen ku dhawaad 100 qof oo rayid ah waxay qirteen inay...
Madaxweynaha Cuba oo arrin muhiim ah khadka taleefanka kagala hadlay dhiggiisa...
Cuba (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Cuba Miguel Díaz-Canel, ayaa sheegay wada hadal qadka taleefoonka inuu kula yeeshay Madaxweynayaasha dalalka Soomaaliya iyo Kenya.
Miguel Díaz-Canel, ayaa...







