Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Mareykanka oo shaaca ka qaaday in weeraradii ugu badnaa 2019-ka inuu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Mareykanka ayaa waxaa ay sanadkan 2019 Soomaaliya ka fulisay Weerarradii ugu badnaa ee ay sanadgudihiis ka fuliso Soomaaliya.
Sanadka 2019 Mareykanka...
Maxaa ka soo baxay Kulankii dhexmaray guddoomiyaha BF Somaliya iyo Madaxweynayaashii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa xalay gurigiisa ku qaabilay Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekj Axmed iyo Xasan...
UPDATE: Faah-faahin cusub iyo khasaaraha ka dhashay israsaaseynta caawa ka dhacday...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Israsaaseyn khasaaro geysatay oo dhaxeysey Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda iyo ilaada hoggaanka Ahlusunna ayaa waxaa ay Caawa ka dhacday agagaarka...
UPDATE: Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda qaraxii Ex Control Afgooye ee lagu...
Muqdisho (Halqaran.com) – Ururka Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda Qaraxii 28-kii Bishan ka dhacay Isgoyska Excontrol Afgooye, halkaasi oo ay ku dhinteen 87 qof, halka...
Iska hor-imaad caawa ka dhacay magaalada Dhuusamareeb Xilli uu booqasho ku...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya, in caawa Magaalada uu ka dhacay iska hor imaad u...
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo tegay...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ra'iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.
Xasan Cali...







