Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweynaha Jabuuti ‘Geelle’ oo si kulul uga hadlay qaraxii shalay ee...
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda dalka Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay qaraxii dadka badan ay ku dhinteen ee shalay ka dhacay...
UPDATE: Tirada dadkii ku dhintay qaraxii Ex-Control Afgooye oo kordhay &...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa sii kordhaya weli tirada inta qof ee ku dhimatay weerarkii ismiidaaminta ahaa, ee Sabtidii ka dhacay Isgoyska Ex Control Afgooye...
Madaxweynaha Somaliya ‘Farmaajo‘ oo sagootiyay dhaawacyo liitay oo loo qaaday dalka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sagootiyay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle dhaawacyada 16 kamid ah dadkii rayidka...
DAAWO SAWIRRO: Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde oo Mashquul ah & qaar...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Garoonla diyaaradaha Aadan Cadde, ka socota hawlo lagu samata bixinaayo dadkii ku dhaawacmay Qaraxii xooganaa ee Sabtidii shalay ka dhacay...
Dadka eheladooda baadi-goobaya oo buux-dhaafiyay isbitaallada magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Isbitaalada Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa buux dhaafiyay boqolaal dadweyne ah, kuwaasi oo baadigoobaya dad ehelkooda ah.
Kadib qaraxii shalay ka dhacay...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay dagaal khasaaro geystay oo dhexmaray Al-Shabaab iyo...
Ceel-Cali (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin cusub oo dheerad ah kasoo baxaya dagaal culus oo gaystay khasaaro kala duwan oo xalay deegaanka Ceel-Cali ee Gobolka...







