Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
XOG: Maxaad ka ogtahay Sababta Al-Shabaab iyo Daacish aysan uga hadlin...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ururada Al-Shabaab iyo Daacish ayaanan sheegan masuuliyadda Qaraxii ka dhacay Ex-control Afgooye halkaasi oo dad badan oo shacab ah lagu laayay,...
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Booqday Xarunta Gurmadka deg-dega ah & dadkii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra'iisul Wasaaraha XFS, mudane Xasan Cali Khayre ayaa booqday xarunta gurmadka degdegga ah oo ay ka socoto isku dubba ridka howlaha...
Guddiga Gurmadka Qaraxii Ex Cantrol Afgooye oo Shaqadooda Bilaabay
Muqdisho (Halqaran.com)- Guddiga Gurmadka deg dega ah ee uu maanta magacaabay Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre, ayaa bilaabay gudashada waajibaadka qaran ee horyaal, oo ay...
Golaha shacabka oo ansixiyay Maanta Sharciga Doorashooyinka Qaranka +Sawiro
Muqdisho (Halqaran.com)- Xildhibannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Sharciga Doorashooyinka Qaranka, kaasi oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka doodayeen.
Kulankaan oo...
DAAWO SAWIRRO: Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo Isbitaalada ku booqday...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynayaashii hore ee dalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa booqday qaar ka mid ah Isbitaallada Muqdisho oo...
DAAWO SAWIRRO: Gurmadkii ugu ballaarnaa ee loo fidiyay dadkii ku waxyeeloobay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dhinacyo kala duwan ayaa ka qayb qaatay gurmadkii loo fidiyay dadkii ku waxyeeloobay weerarkii argagixiso ee maanta ka dhacay Isgoyska Ex...







