Monday, May 4, 2026
28.7 C
Mogadishu

Golaha shacabka oo ansixiyay Maanta Sharciga Doorashooyinka Qaranka +Sawiro

Muqdisho (Halqaran.com)- Xildhibannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Sharciga Doorashooyinka Qaranka, kaasi oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka doodayeen.

Kulankaan oo qeyb ka ah Kalfadhiga lixaad ee golaha ayaa xildhibaanadu waxa ay akhrintii ugu dambeysay ku mariyeen hindise sharciyeedka doorashooyinka.

Codbixin golaha ay geliyeen waxaa ogolaaday 171 xildhibaan, waxaa diiday 5 xildhibaan, 2 xildhibaan ayaa ka aamustay, tirada guud waxaa ay ahaayeen 178 madane.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqrannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...