Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Taliska Ciidamada Mareykanka oo sheegay in duqeyn cirka ah ay la...
Kuunyo-Barrow (Halqaran.com) - Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa faah faahin ka bixiyay illaa saddex weerar oo dhinaca cirka ah, oo lala...
DAAWO SAWIRRO: Dhaawacyadii loo qaaday dalka Turkiga oo la geeyay magaalada...
Ankara (Halaqaran.com) - Diyaarad siday dadka dhaawacyada ugu daran uu ka soo gaaray weerarkii Sabtidii ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa xalay dhawacyadooda geysay Magaalada...
Mareykanka: Weerar Khasaare geystay oo lagu qaaday guri uu leeyahay Wadaad...
New York (Halqaran.com) - Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhaawacantay weerar toorrey loo adeegsaday oo ka dhacay gobolka New York ee dalka Mareykanka....
UPDATE: Gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu qabtay dowlad...
Wardheer (Halqaran.com) - Ciidamada amniga ee Dowlad Degaanka Soomaalida ayaa gacanta ku dhigay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa.
Gaarigaan ayaa lagu qabtay magaalada Wardheer ee...
Madaxtooyada Somaliya oo sheegtay in qaar ka mid ah Madaxda Caalamka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka taleefanka waxaa kula soo xiriiray Madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee...
Booliska Somaliland oo Hargeysa soo bandhigay waxyaabaha maanka dooriya
Hargeysa (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka Magaalada Hargeysa ayaa soo bandhigay Khamri, Xashiish, toorayo iyo agab kale oo ay adeegsadaan dhallinyarada kooxaha u abaabulan ee dhaca...







