Monday, April 20, 2026
30.5 C
Mogadishu

UPDATE: Gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu qabtay dowlad deegaanka Soomaalida

Wardheer (Halqaran.com) – Ciidamada amniga ee Dowlad Degaanka Soomaalida ayaa gacanta ku dhigay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa.

Gaarigaan ayaa lagu qabtay magaalada Wardheer ee xarunta gobolka Doolo, sida ay xaqiijiyeen Ciidanka Booliska deegaanka.

Waxa ay sheegeen in gaarigaan noociisu yahay Nooha oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa la doonayay in lagu weeraro xarumo ku yaalla Wardheer.

Sidoo kale ciidamada amniga ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa waxa ay sheegeen in ay ku daba jiraan Shaqsiyaadka watay gaariga laga soo buuxiyay Qarxa.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...