Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO VIDEO: RW Kheyre oo si kulul uga hadlay qaraxii lagu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi qaran oo ka shaqeeya isku dubba ridka gurmadka loo...
Sidee Isbitaallada loogu qeybiyay dadkii maanta ku dhaawacmay qaraxii Ex Kontorol...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxay faah faahin ka soo baxaysaa sida isbitaalada Magaalada Muqdisho loogu kala qaaday dadkii maanta ku waxyeeloobay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee...
Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ oo si qiiro leh uga hadlay shacabkii maanta...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdulllaahi Deni ayaa muujiyey dareenkiisa iyo sida uu kaga tiiraanyooday dadkii shacabka ahaa ee maanta...
Madaxweyne Farmaajo “Argagixisadu waxay u xasuuqeen shacabka cadawtinnimo ay u hayaan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey...
Faah-faahin cusub oo ku saabsan Injineeradii Turkiga ee qaraxii maanta Ex-kontrol...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya Qaraxii Ismiidaaminta ahaay ee ka dhacay Isgoyska Ex control Afgooye ee Magaalada Muqdisho, waxaana...
Duqa Muqdisho ‘Cumar Filish’ oo tagay goobta qaraxa uu ka dhacay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa waxaa uu Warbaahinta kula hadlay Isgoyska Ex...







