Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Golaha Wasiirrada oo maanta Ansixiyay Siyaasadda Dalxiiska Soomaaliya +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) – Golaha wasiirrada ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen siyaasadda dalxiiska dalka oo ay xukuumadda usoo...
DHAGEYSO: Xildhibaannada Baarlamaanka HirShabelle oo si rasmi ah u gudbiyay mooshin...
Jowhar (Halqaran.com) - Xildhibaanada Baarlamaanka HirShabelle ayaa waxay maanta si rasmi ah ugudbiyeen qeybtood Mooshin Xilka qaadis ah oo ka dhan ah Madaxweyne Waare.
Xildhibaanada...
Madaxweyne Farmaajo oo maanta saxiixay sharci cusub oo lagula soconayo Maaliyadda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga Maareynta Maaliyadda Guud iyo sharciga Shirkadaha Ganacsiga oo hagaya qorsheyaasha...
Golaha Wasiirrada Jubbaland oo maanta kulankoodii uga hadlay dagaalka Al-Shabaab
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Khamiistii maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirrada ee Maanta oo...
Madaxweynaha Turkiga ‘Erdogan’ oo wada qorshe ciidamo loogu dirayo Libya
Ankara (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Turkiga, Reccep Tayyip Erdogan ayaa maanta sheegay in baarlamanka dalkiisa uu bisha Janaayo u codeyn doono mooshin ciidamo loogu...
Maamulka Degmada Wajeer iyo Odayaasha gobolka Gedo oo iska kaashanaya Amniga...
Wajeer (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Wajeer Jacob Narengo, ayaa sheegay in maamulkiisu uu diyaariyay hannaan cusub oo lagu sugayo ammaanka Wajeer.
Guddoomiyaha ayaa xusay in ay...







