Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DHAGEYSO: Xildhibaanno Kenyaan ah oo si kulul uga hadlay dhacdo ay...
Dhadhaab (Halqaran.com) - Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Kenya ayaa waxay si kulul uga hadleen Dhacdo Khamiistii Isbuucii Hore ka geysteen Ciidamada Kenya Xuduuda Soomaaliya.
Xildhibaanadan ayaa...
Tirakoobka Shaqaalaha DF Soomaaliya oo la soo gabagabeeyay
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddi u xilsaarnaa Tirakoobka Shaqaalaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay howlo la xiriiray sameynta xogo iyo kayd dhexe...
UPDATE: Bankiga dhexe ee Somaliya oo Amray in la xiro Akoonnada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Warqad ka soo baxday Maamulka Bankiga dhexe ee Soomaaliya, ayaa lagu amray dhamaan Bankiyada gaarka loo leeyahay inay xiraan Akoon xisaabeedka...
Wararkii ugu dambeeyay duqeyn khasaare geystay oo ka dhacday gobolka Jubbada...
Bu’aale (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbada dhexe ee Koonfurta Soomaaliya, ayaa sheegaya in xalay duqeyn lala beegsaday Magaalooyin ay Maamulaan Ururka Al-Shabaab.
Duqeynta...
Maxay isla meel dhigeen guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliya iyo Safiirka Turkiga ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya...
Nin Dhallinyaro ah oo lagu Dilay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Kooxo hubaysan ayaa nin dhalinyaro ahaa waxa ay ku dileen Magaalada Muqdisho, iyagoo dilka kadib ka baxsaday goobtii falka ay ka...







