Thursday, April 30, 2026
28.3 C
Mogadishu

UPDATE: Bankiga dhexe ee Somaliya oo Amray in la xiro Akoonnada Shirkadaha ee Forex

Muqdisho (Halqaran.com) – Warqad ka soo baxday Maamulka Bankiga dhexe ee Soomaaliya, ayaa lagu amray dhamaan Bankiyada gaarka loo leeyahay inay xiraan Akoon xisaabeedka Shirkadaha Forex ay ku leeyihiin.

Go‘aankaan ayaa ka dambeeyay kadib markii kulan ay isugu yimaadeen masuuliyiinta Bankiga dhexe ee Soomaaliya ay ku soo saareen warqadan oo go‘aanka uu ku cad yahay.

Adeeggan sarrifka Online-ka ah ayaa muddooyinkii dambe ku soo badanayey magaalada Muqdisho, iyadoo dadku ay lacag ku darsanayeen qaab Cash (kaash) ah oo kaddibna faa’iido laga siinayo sida ay sheegeen shirkadahaas bil kasta.

Halka hoose ka akhriso Amarka lagu joojiyay Forex:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...