Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Nin Ajnabi oo dharbaaxay gabar Soomaaliyeed oo ka baxsaday dalka!, Sidee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Nin Ajnabi oo dhaqtarnimo uga shaqeynaayay Soomaaliya ayaa ku kacay fal uu ku dharbaaxay gabar Soomaaliyed, kadibna wuxuu ka baxsaday dalka.
Ninkaan...
AKHRISO: Ahlu Sunna Waljamaaca oo War ka soo saaray Xildhibaannadii laga...
Dhuusamareeb (Halqaran.com)- War Qoraal kasoo baxay hoggaanka Sare ee Ahlusunna Waljamaaca ayaa waxaa lagu shaaciyay liiska Xildhibaanada Cusub ee laga siiyay Baarlamaanka dowlad Goboleedka...
Al-Shabaab oo weerar culus ku Qaaday Deegaanka Goof-Gaduud Buurey ee...
Baydhabo (Halqaran.com)- Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa maanta waxaa ay weerar ku qaadeen degaanka Goof-Gaduud Buureey, oo hoosyimaada magaalada Baydhabo ee Caasimda KMG ah...
Axmed Madoobe oo la xisaabtamay Wasaaradaha iyo Hay’adaha kala duwan ee...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Wali ku guda jira isla Xisaabtanka Wasaaradaha iyo Hay’adaha kala...
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Xildhibaannada haweenka ah ee ka tirsan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya,Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo kulan wada tashi ah la qaatay Xildhibaannada haweenka ah ee Labada Aqal ee Baarlamaanka...
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo maanta la kulmay Wafdigii ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdigii ka yimid Somaliland ee u yimid taakuleynta...







