Sunday, June 21, 2026
27.1 C
Mogadishu

AKHRISO: Ahlu Sunna Waljamaaca oo War ka soo saaray Xildhibaannadii laga Siiyay GALMUDUG.

Dhuusamareeb (Halqaran.com)- War Qoraal kasoo baxay hoggaanka Sare ee Ahlusunna Waljamaaca ayaa waxaa lagu shaaciyay liiska Xildhibaanada Cusub ee laga siiyay Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug.

Sido Kale Qoraalkan oo kasoo baxay Xafiiska Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa waxaa lagu bandhigay 20-ka xubnood ee laga siiyay Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Ahlusunna Waljamaaca.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqrannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...